Shacab lagu laayey duqeyn culus oo loo geystay Magaalo ku taalla Azerbaijan (Sawirro)

Azerbaijan ayaa sheegtay in weerar gantaal oo aroornimadii hore ee maanta oo Sabti ah lagu qaaday magaalada Ganja oo ah magaalada labaad ee ugu weyn waddanka ay ku dhinteen 12 qof halka ay ku dhaawacmeen 40 kale Wasiirka difaaca Azerbaijan ayaa sheegay in gantaallo laga soo tuuray dalka Armenia lala beegsaday magaalooyinka Ganja iyo Mingachevir. … Continue reading Shacab lagu laayey duqeyn culus oo loo geystay Magaalo ku taalla Azerbaijan (Sawirro)